naasnuujin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg naasnuuji. ld naasnuujis.

naasnuuji

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Si qarsoodi ah qof wax u siin.

naasnuujis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld naasnuujin.