naatariyam-haydaroogsaydh

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-dhyo, m.dh)

Macnaha:

  1. (kiim.) (koostic sooda, NaOH). Adke cad oo sayax-milme ah una habaysan duneed, ilays gudbintiisuna liidato. Milanka uu ku jiraa waa alkali xooggan waana gudbiye-milme.