nabaadguurin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg nabaadguuri. ld nabaadguuris.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

nabaadguuri

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Dhul nabaadguur ku ridid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

nabaadguuris

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld nabaadguurin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur