nabadgelid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg nabadgal².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

nabadgal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Badbaado.
  2. Waxyeello ka badbaadid.

Lamidka: Badbaado

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur