nabadgelyeyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg nabadgelyee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

nabadgelyee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-yeeyay, -yeysay)

Macnaha:

  1. Macsalaamee.

Lamidka: Macsalaamee

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur