naban

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-bmay, -bantay; -bmi)

Macnaha:

  1. Timo, ciid iwm la nabay noqosho.
  2. 1. Timo, ciid iwm wax la nabay ahaansho. 2. Wax meel ku dheggan ahaansho.