nabar-kul

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-ro-kulul, m.dh)

Macnaha:

  1. (daawo) Awood darro iyo joog ka dhicid ay keeneen hoos udhac cadaadiska dhiigga iyo tirada dhiiggaba. Waxaana u sabab ah biyo badan iyo cusbooyin oo jirka ka baxa kul aad u badan oo dheeraada ama aan loo baran awgiis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur