nabiibnimo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld namiinnimo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

namiinnimo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Namiin ahaansho. ld nabiibnimo.