nabranaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg nabran. ld nabranaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
nabranQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Wax nabar ku dhacay ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
nabranaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld nabranaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00