nacaladeyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg nacaladee. ld lacanadeyn, lacnadeyn, nacalladeyn, nacdaleyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

nacaladee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-eeyay, -eysay)

Macnaha:

  1. 1. Eebbe cid nacalad ku ridid. 2. Cid xumaan weyn ku tilmaamid; ceebayn. ld lacanadee, lacnadee, nacalladee, nacdalee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

lacanadeyn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld nacaladeyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

lacnadeyn

nacalladeyn