nacaladidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg nacalad². ld lacanadid, lacnadid, nacalladid, nacdalid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
nacaladQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:Caro Eebbe dusha ka saaro cid caasidey. ld lacanad¹, lacnad¹, nacallad¹, nacalle, nacdal¹.1. Caro Eebbe cid caasidey ku dhicid. 2. Cid cay iyo eedayn u jeedin. ld lacanad², lacnad², nacallad², nacdal².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
lacanadidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld nacaladid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
lacnadidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld nacaladid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
nacalladidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld nacaladid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
nacdalidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld nacaladid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0