nacaladoobid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg nacaladow. ld lacanadoobid, nacalladoobid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

nacaladow

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

Macnaha:

  1. 1. Qof nacaladi ku dhacday noqosho. 2. Qof aad loo ceebeeyey noqosho. ld lacanadow, nacalladow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

lacanadoobid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld nacaladoobid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

nacalladoobid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld nacaladobid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur