nacalladee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-deeyay, -deysay)

Macnaha:

  1. ld nacaladee.

nacaladee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-eeyay, -eysay)

Macnaha:

  1. 1. Eebbe cid nacalad ku ridid. 2. Cid xumaan weyn ku tilmaamid; ceebayn. ld lacanadee, lacnadee, nacalladee, nacdalee.