nacalle

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld nacalad¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

nacalad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Caro Eebbe dusha ka saaro cid caasidey. ld lacanad¹, lacnad¹, nacallad¹, nacalle, nacdal¹.
  2. 1. Caro Eebbe cid caasidey ku dhicid. 2. Cid cay iyo eedayn u jeedin. ld lacanad², lacnad², nacallad², nacdal².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur