nacaseyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg nacasee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

nacasee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-seeyay, -seysay)

Macnaha:

  1. Qof si wax caqli yar ula dhaqmid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur