nacash

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Ciyaar caruureed la is eryado oo qofka wax eryanaya marka uu taabto ka uu eryanayo uu yiraahdo nacash. 2. ld naxash. Sanduuqa meydka lagu qaado marka qabriga loo wado.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

naxash

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (naxash/-shyo, m.dh) ld nacash (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur