nadiifsanaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:1. eeg nadiifsanow. 2. ld nadiifsanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
nadiifsanowQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-naaday, -naatay)Macnaha:Wax nadiifsan noqosho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
nadiifsanaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg nadiifsan. ld nadiifsanaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0