nadiifsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg nadiifso. ld nadiifsad, nadiifsi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

nadiifso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Wax nadiif ka dhigasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

nadiifsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld nadiifsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

nadiifsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld nadiifsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur