nadoocsanaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:eeg nadoocsanow. ld nadoocsanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
nadoocsanowQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-naaday, -naatay)Macnaha:Wax la loodiyay noqosho. ld nadoocsanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
nadoocsanaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg nadocsan. ld nadoocsanaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0