nafacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld nacfi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
nacfiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Wax faa'iido leh. 2. Cunto waxtar leh. ld nafac, nafci.Ku n.: xoolo, qalab iwm si looga faa'iidaysto u adeegsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00