nafbixid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg nafbax².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

nafbax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dhimashada ay nafley dhimato.
  2. Nafley dhimasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur