nafhur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld nafhurid.
  2. U n.: Qof ama wax dartii naf u hurid.

nafhurid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg nafhur². ld nafhur¹.