nafto

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Saliidda shidaalka ee cayriin marka la sifeeyo qaybaha soo baxa mid ka mid ah oo loo adeegsado shidaalka matoorrada diisalka ah. ld naafto.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

naafto

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld nafto.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur