nagaadi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld negaadi¹.
  2. ld negaadi².

negaadi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhaqdhaqaaq la'aan. 2. Socdaal laga baaqdo. ld nagaadi¹.
  2. Geeddi ka baajin; dejin. ld nagaadi².