nagi

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld negaan.
  2. ld neg.

negaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg neg. ld nagaan, nagaansho, nagi¹, negaansho, negi¹.

neg

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-gaa, -gayd)

Macnaha:

  1. 1. Wax aan dhaqdhaqaaqayn ahaansho. 2. Wax socdaal ka baaqday ahaansho. 3. Cid niyadda ka deggan ahaansho. ld nag, nagi², negi².