nagow

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-gaaday, -gaatay)

Macnaha:

  1. ld negow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

negow

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-gaaday, -gaatay)

Macnaha:

  1. Wax socod, geeddi iwm ka baaqday noqosho. ld nagow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur