naqdiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dood looga faalloodo wax wanaaggiisa ama dhalliishiisa. 2. ld naqad.Wax wanaaggiisa ama dhaliishiisa sheegid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
naqadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Lacag caddaan ah. ld naqdi¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0