naqraac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Guuridda la aado meel naq leh. ld naqraacid.
  2. Meel naq leh u guurid.

naqraacid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg naqraac². ld naqraac¹.