naseexo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Talo daacad ah oo cid loo jeediyo; waano; caqlicelin. 2. Daacadnimo. ld nasteexo.

waano

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Macnaha:

  1. Hadallo talo ah oo cid loo jeediyo iyadoo wax lagu faraayo ama wax looga reebaayo.

caqlicelin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg caqliceli.

daacadnimo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Daacad ahaansho.

nasteexo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld naseexo.