nashirnaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg nashiran. ld nashirnaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
nashiranQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)Macnaha:Wax la faafiyay ahaansho (akhbaar).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
nashirnaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld nashirnaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00