nawir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld nawirid.
  2. Wax dhalaalaya ka dhigid (wax).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

nawirid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg nawir². ld nawir¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur