naxli

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Macnaha:

  1. 1. Xumaan xaasidnimo ku jirto. 2. ld laxni. 3. Dheecaanka ka soo baxa nabar buka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

laxni

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Wax si qalad ah loo qoro ama loogu dhawaaqo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur