naylakobcis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Geed yar oo meelaha sallaxyada ah ka baxa oo leh laamo yaryar oo jiljilicsan oo si gaar ah isugu dhafma ilaa uu yeesho qaab dhulmaneed oo iduhu aad u jecelyihiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur