naynaasan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. Qof ceeb ku tilmaaman ahaansho. ld naanaysan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

naanaysan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. ld naynaasan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur