nebcaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg neceb. ld nebcaansho, necbaan, necbaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
necebQaabnax: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4Isrogrogga: (-cbaa, -cbayd/-ebcaa, -ebcayd)Macnaha:Wax aan la rabin kashasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
nebcaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld nebcaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
necbaanQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld nebcaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
necbaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld nebcaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00