neberi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Nafley naasleyda ka mid ah oo waxa badda ku nool ugu weyn. ld nibiri.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

nibiri

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld neberi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur