neecaabi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Wax neecow u dhigid. ld naacaabi, neecaawi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

naacaabi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. ld neecaabi.

Lamidka: neecaabi

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

neecaawi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. ld neecaabi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur