neecawso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Neecow qaadasho. ld naacawso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

naacawso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. ld neecawso.

Lamidka: neecawso

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur