neef-qabatin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-faf ..., m.l)

Macnaha:

  1. (daaw.) Dhibaato neefsasho oo ay sabab u noqon karto xiran dhuumaha neefta xiiqda, borinkiito ama cudurro kale oo sambabada ku dhaca.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur