neefsasho ogsajiin la'
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (baay.) Nooc ka mid ah neefsashada oo cuntadu (gaar ahaan kaarboohaydraytyada) ay qayb ahaan u ogsidhooban iyagoo sii daynaya tamar kiimikeed, kuna sii daynaya dariiqad ogsajiin aan u baahnayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

