nefis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Meel aan ciriir ahayn. 2. Waqti yar oo hawl laga nasto. ld nafis.
  2. Hawl muddo yar ka nasasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

nafis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld nefis¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur