neyruus

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Sannad qorraxeedka la tirsado bilowgiisa. 2. Dabbaaldeg la sameeyo sannad qorraxeedka dhammaadkiisa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur