niibnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg niiban. ld niibnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

niiban

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-bnaa, -bnayd)

Macnaha:

  1. 1. Meel dalooshay oo la buuxshay ahaansho. 2. Wax si adag meel ugu dheggan ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

niibnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. eeg niibnow. ld niibnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur