niiboobidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg niibow². ld niibow¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
niibowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Ka sibxashada ay wax sibxadaan laba gacmood dhexdood iwm. ld niiboobid.Wax sibxanaya oo aan gacantu qabaneyn noqosho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0