niinf
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- (c.nafl.) Heer ay maraan xasharaadka qaarkood intaayan weynaan sida: kaboyaaga marka ukunta ka soo baxaan niinfigu waxay u egyihiin kuwa waaweyn; waxay kaga duwan yihiin oo keliya: a) way ka yaryaryihiin; b) baalal uma soo wada bixin; c) mana baaluqin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

