nikaaxsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg nikaaxso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

nikaaxso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Naag nikaax ku xirasho (nin). 2. Naag, nin guursasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur