ningaxasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ningaxo. ld lingaxasho, niggaxasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ningaxo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-xday, -xatay)

Macnaha:

  1. Haan ningax u yeelasho. ld lingaxo, niggaxo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

lingaxasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld ningaxasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

niggaxasho