nishaaban

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-bmay, -bantay; -bmi)

Macnaha:

  1. Ku n.: qori, fallaar iwm oo wax lagu shiishay noqosho. ld niishaaban¹.
  2. Ku n.: qori, fallaar iwm oo wax lagu shiishay ahaansho. ld niishaaban².

niishaaban

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-bmay, -bantay; -bmi)

Macnaha:

  1. ld nishaaban¹.
  2. ld nishabaan².