nishaabtamid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg nishaabtan². ld niishaabtamid, niishaabtan¹, nishaabtan¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

nishaabtan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld niishaabtan 1. Tartan dadku ku tartamaan shiishka. 2. ld nishaabtamid.
  2. 1. Shiish ku tartamid. 2. Shiish u tababarasho. ld niishaabtan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

niishaabtamid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld nishaabtamid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

niishaabtan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld nishaabtamid.
  2. ld nishaabtan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur