niyajebidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg niyajab². ld nafsajebid, niyadjebid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
niyajabQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Rajoxumo ka dhalata wax sidii laga rabay noqon waayay. ld nafsadjab¹, niyadjab¹.Rajaxumo dareemid, wax sidii la rabay u dhici waayey awgeed. ld nafsadjab², niyadjab².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
niyadjebidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld niyajebid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00